Fatima Abdullahi
Qalbi Rabigiisa ku tiirsan (course) 4 weeks
Qalbi Rabigiisa ku tiirsan (course) 4 weeks
Couldn't load pickup availability
Qalbi Rabbigiis ku Tiirsan waa koorso Af Soomaali ah oo afar isbuuc soconaysa, oo ay hagayso Fatima Abdullahi.
Waa fursad aad ku xoojiso xiriirkaaga Alle, ku fahanto dareenkaaga, kuna barato sida tawakkulka loogu dhaqmo nolol maalmeedka.
Waxaad ku baran doontaa:
• Fahamka tawakkulka iyo ku-tiirsanaanta Alle adigoo sababaha qaadanaya.
• Sabarka iyo maaraynta dareenka xilliyada adag.
• Doorka ducada, dhikriga iyo milicsiga Qur’aanka ee daryeelka nafta.
• Dhisidda caadooyin taageera iimaankaaga iyo kobacaaga qofeed.
Waxaa ku jira casharro, layliyo iyo su’aalo milicsi.
Koorsadu waxay ku habboon tahay dadka waaweyn, oo ay ku jiraan waalidiinta doonaya inay waxbarashadan ku dabaqaan naftooda iyo xiriirka carruurtooda.
Koorsadani waa waxbarasho iyo kobcin nafeed; ma aha daaweyn caafimaad maskaxeed.
———
A Heart That Relies on Its Lord is a four-week course taught in Somali and led by Fatima Abdullahi.
An opportunity to strengthen your relationship with Allah, understand your emotions, and explore how to practise tawakkul in everyday life.
You will explore:
• Trusting Allah while taking practical steps.
• Patience and managing emotions during difficult times.
• Du’a, dhikr, and Qur’anic reflection as part of self-care.
• Building habits that support faith and personal growth.
Includes lessons, practical exercises, and reflection questions.
Suitable for adults, including parents who want to apply what they learn to their own lives and their relationships with their children.
This course is for education and personal growth; it is not mental health treatment.
Share
